Dhallinyaro macalimiin ah oo fursado shaqo ka helay iskuulka degmada Jalalaqsi ee gobolka Hiiraan.

0
110

Baladweyne (Radio Beerlula)-Iskuulka jalalaqsi oo ka mid ah iskuulada ku yaalo Degmada Jalalaqsi ee gobolka Hiiraan  ayaa waxaa fursad macalinimo ka helay dhallinyaro wax ku soo baratay jaamacadaha dalka.

Dhallinyaradaan ayaa markii hore  aan heyn wax shaqo ah balse hada helay shaqo abuur ay noloshooda ku mareeyaan  .

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Xaawo Aadan Xuseen..