Dhalinyaro noloshooda ka mareeya iibinta balka ka soo go’a beeraha gobolka Hiiraan.

0
179

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Ciise Cabdi Cali oo kamid ah dhalinyarada magaalada baldwyne isla markaane kagancstada iibinta balka isagoo nolosha qoyskiis kamaareeyo.

Ciise cabdi cali ayaa balkaan wax uu kakeenaa beeraha kuyaalo duleedka magaalda baldwyne balka ayaa waxaa kaiibstado dadka xoolo dhaqtada ee kunool magaalada baldwyne.

Warbixintaan waxa soojeedinaysa Sacdiyo Maxamed Maxamuud.