Baladweyne ( Radio Beerlula )-In ka badan 5 dhalinyaro ah oo horay shaqo la’aan u ahaa ayaa fursado shaqo oo cusub ka helay Maanka Portrait oo dhawaan laga hirgeliyay magaalada.
Dhalinyaradan ayaa qabta shaqooyin iskugu jira qaadista sawirada iyo qurxintooda.
Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cabduqaadir Cumar Ibraahim.


