Dhalinyaro shaqo ku waayay cilmigii ay ka barteen jaamacaddaha oo Baladweyne ka furtay goobo ganacsi.

0
91

Baladweyne (Radio Beerlula)- Magaalada Baladweyne ee Xaruunta Gobalka Hiiran ayaa waxaa ku nool dhalinyaro badan kuwaas oo dhameeyay jaamacaddaha dalka islamarkaan shaqo ku waayay waxyaabihii ay barteen.

Dhalinyaradan ayaa markii ay shaqo ku waayeen cilmigii ay ka barteen jamaacadaha Magaalada Baladweyne ka hirgeliyay goobo ganacsi oo u gaar ah kuwaasoo Intooda badan ku iibiyaan agabka waxbarashada sida Qada Printerada , Sabuurada, Qalimaanta , iyo buugaagta.

Warbixintan waxaa inoo haya Bilaal Daahir Waaneey