Dhallinyaro u istaagay inay wax baran ardeyda barakacayaasha ee Baladweyne.

0
111

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Inkabadan 100 caruur barakacayaal ah oo ay waalidiintood awoodi waayeen ina qarashkii wax barshada kabixiyaan ayaa qaarkamid ah barkacyaasha kunool kaamka iidle raage wax ay go aansadeen inay caruurtood goob wax barsho uga dhax furaan kaamka.

caruurta kunool kaamka iidle raage ayaa baahi badan u qabay wax barshada maadam aysan haaysan wax barsho.

Warbixintaan waxa soojeedinaysa Sacdiyo Maxamed Maxamuud.