Baledweyne ( Radio Beerlula )-Abuukar Maxamed Abuukar iyo Cabduqaadir xuseen wehliye oo kamid ah dhalinyarada wax ku bartay dalka islamarkana ku nool magaalada Muqdisho ayaa soo saray system aay ayaga hal-abuureen oo lagu magacaabo dugsi kaabo.
System-ka aay dhalinyaradaan hal-abuureen oo ka kooban qalabyo laaysku geeyay islamarkana leh shaashad iyo nambaro ayaa looga talagalay in lagu xaadiriyo ardayda iyo sidoo kale shaqaalaha ka shaqeeya kambaniyada.
Warkan waxaa inoo haya Cabdimajiid Aweeys Isaaq