Dhallinyarada ku biiriya goobaha Jirdhiska oo Baladweyne kusoo badanaya

0
125

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Goobaha Jirdhiska Magaalada Baladweyne ee xarunta Gobalka Hiiraan ayaa waxaa kusoo badanaya Dhallinyarada ku biiriya Almiitada ama Jirdhiska islamarkaana diirada saaraya caafimaadka, quruxda jirka iyo ilaalinta caafimaadkooda maskaxeed.

Ujeedka Dhallinyaradan ay u bilaabeen inay tagaan Goobaha Jirdhiska ayaa waxaa kamid ah in ka fogaadaan Streeska iyo si ay u helaan Jir caafimaad qaba oo qurux badan.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here