Dhallinyaro Baladweyne ka hirgeliyay dooman mac-mal ah oo lagu badbaadiyo dadka.

0
53

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Dhallinyaradan oo ku nool magaalada Baladweyne ayaa sameeyay doomo mac-mal ah kuwaasi oo loogu tala galay in lagu soo bad-baadiyo dadka ku go,doonsan qaar kamid ah xaafadaha magaalada Baladweyne ee ay saameysay fatahaadda wabiga shabelle.

Doomankan ayaa ka sameeysan Fuustooyin loo is ticmalay Alxan halkii doon ay qaadi kartaa ku dhawaad 5 ruux .

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.