Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Dhuusamareeb ayaa lagu qabtay munaasabaddan oo ay ku qalinjibinayeen 50 arday oo la baray xirfadda farsamada gacanta sida Dawaarka ,Computerka iyo dhar karinta kuwaasi oo goobta lagu gudoonsiiyay gabakii ay ku shaqeeysan lahaayeen oo ay kamidyihiin Computero ,qalabka xarqaanka iyo dhar karinta.
Mashruucan ayaa waxaa iska kaashaday Hay,adda WFP oo bixisay qarashka ku baxay ardaydan iyo Hay,adda NRC oo fulisaymashruucaan waxaan munaasabadda ka qeybgalay maamulka magaalada dhuusamareeb,xubno ka socday hay,adaha ka qeybqaatay waxbarashada ardaydan iyo marti sharaf kale.
Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cabduqaadir Cumar Ibraahim.
Audio Player