Baledweyne ( Radio Beerlula )-in ka badan 4 dhallinyaro ah ayaa fursado shaqo ka helay maqaayadda Mushtaaq oo dhawaan laga hirgeliyay Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan.
Dhallinyaradaan ay shaqooyinka ay qabtaan waxaa kamid ah inay sameeyaan Cuntooyinka fudud iyo kuwa Culus iyadoo shaqadaan ku maareeyaan noloshooda.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Sacdiyo Maxamad Maxamuud