Dhallinyaro fursad Macalinmo kahelay iskuulka Hogaan ee Baladweyne

0
157

Baladwayne ( Radio Beerlula )-In ka badan 5 macalin isla markaana horay u ahaay ardayada wax ka bartay iskuulka hogaan acadamy ee magalada baladweyne ayaa fursado macalinka ka helay iskuulka

Macalimiinta iskuulka hogaan fursadaha macalino ka helay ayaa horay iskuulka ugu soo bartay madooyinka guud ee iskulka lagu barto

Warbixintan waxaaa so jeedinaya Xaawo Aadan Xuseen