Dhallinyaro fursado shaqo ka helay goobaha lagu talo dharka ee Magaalada Baydbabo.

0
202

Baladweyne(Radio Beerlula)-Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay ayaa sannadihii la soo dhaafay laga hirgeliyay harqaamada lagu talo dharka iyadoo goobahan ay fursado shaqo ka helan dhalinyaro badan halka kuwa kalana ay ka bartan xirfadda dhar tolista.

Goobahan ayaa waxaa hirgeliyay dhalinyaro deegaanka ah kuwaasoo shaqo abuur iyo xirfad baris u noqday dhalinyaro kale.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.