Dhallinyaro fursado shaqo ka helay iskuulka Al-luqmaan ee Baladweyne

0
44

Baladwayne ( Radio Beerlula )-In kabadan 10 dhallinyaro ah ayaa fursado shaqo ka helay Machadka Al-luqmaan oo ah macaahida lagu barto Xifdinta qur’aanka kariimka iyo Maadooyiinka Dugsiga Hoose Dhexe islamarkaana ku yaalo Xaafada Howl wadaag ee magaalada Baladweyne.

Dhallinyaradan ayaa iskuulka ka dhiga maadooyin kala duwan iyadoo shaqadaan macalinimo ay ku maareeyaan noloshooda.

Warbixintaan waxa soojeedinaya Bilaal Daahir Waaney