Dhallinyaro fursado shaqo ka helay iskuulka Iimaan ee Baladweyne

0
134

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Maamulka Xarunta Tababarada Caafimaadka Al Iimaan ee Magaalada Baladweyne ayaa inkabadan 10 Macalimiin ah u sameeyay Shaqo abuur kusaabsan xirfadaha dhanka Caafimaadka.

Barayaashaan ayaa dhigaya Maadooyiinka Caafimaadka la xiriira, Gargaarka dag dag, Sheeybaarka, Nafaqada iyo Nafaqo dardda iyo Arrimaha maamulka iyo Xisaabaadka.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here