Baldweyne ( Radio Beerlula )-Maqayaada Addis cafe oo dhowaan laga hirgeliyay magaalada Baladweyne ayaa waxaa farsado shaqo ka helay dhalinyaro badan oo ku nool magaalada.
Dhalinyarada shaqo abuurka loo samey ayaa markii hore ahay shaqo la’aan.
Warbixintaan waxaa soojeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.


