Baladwayne ( Radio Beerlula )-In ka badan 4 dhallinyaro ah ayaa fursado shaqo ka helay xarunta daaweynta iyo bixinta Ilkaha Al-Xuneyn ee magaalada Baladweyne.
Xaruunta Al-Xuneyn ayaa qabata daaweynta Ilkaha , Afka, Xirista Ilkaha , buuxinta iyo dareen dilista Ilkaha.
Warbixintaan waxaa soojeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.