Dhallinyaro isku xilqaamay ineey si bilaash ah wax u baraan barakacayaal ku nool Muqdisho

0
163

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Qaar ka mid ah Dhalinyarada ku nool magaalada Muqdisho ayaa isku xilqaamay in ay wax baraan caruurta ku nool Kaamamka  barkacyaasha ee Muqdisho.

Dhalinyaradan ayaa hirgaliyay in ka badan 6 goobood oo ku kala yaalo degmada kaxda iyo garas baleey ee gobolka Banaadir.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here