Baledweyne ( Radio Beerlula )-Maamulka Dagmada Dhoobley ee Gobolka Jubbada hoose oo kaa shaanaya wasaaradda Haweenka Jubaland ayaa magaaladaaasi ku qabtay Aqoon kororsi kor loogu qadayay aqoonta shaqaalaha ka shaqeeya ka hortagga tacadiga iyo xaququl insanka.
Waxaa ka qeybgalay aqoon kororsigaan Haween,Dhallinyaro iyo xubno kamid ah masuuliyiinta maamulka degmada Dhoobleey
Warkan waxaa inoo haya Cabdiqadir Cumar Ibraahin