Baladweyne ( Radio Beerlula )-Dhalinyarada xaafada koshin gaar ahaan laanta xidigta ayaa dhismo ku wado wadada marto dhabarka dambe ee isbitaalka weyn tasoo ay dhibaato badan ku qabeen bulashada xaafada
Wadadaan ayaa aheed mid ay fadhiyaan biyo wasaq ah tasoo aan u wanagasaneyn
Cafimaadka bulashada
waxa soo jeedineysa Xaawo luul Aadan Xuseen


