Dhallinyaro ku nool Baladweyne oo abuurtay fursad ganacsi

0
43

Balawayne ( Radio Beerlula )-Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa waxaa ku nool dhallinyaro badan kuwaas oo ka ganacsada iibinta Dhalooyiinka iyo shaashadaha la saaro Moobeelada iyo kombiyuuterada.

Shaashadahaan iyo dhallooyiinka ayaa waxa ay ka keenaan dalka dibadiisa islamarkaana waxa ka iibsada dadka ay kasoo cilidoobaan.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.