Baladweyne ( Radio Beerlula )-Dhallinyaradan oo ku nool magaalada Baladweyne ayaa hareeraha wadooyinka magaalada ku iibiya sabuulka galleyda si aay uga helaan nolol maalmeed ku filan.
Galeeydan ayaa laga keena beeraha ku yalla hareeraha magaalada iyadoo oo Bulshada laga iibiyo isaga oo duban.
waxa soo jeedinaya Cabduqadir Cumar Ibrahim


