Dhallinyaro ku nool Baladweyne oo abuurtay fursad ganacsi

0
236

Baladweyne (Radio Beerlula)-Dhallinyaradan oo ku nool magaalada Beledweyne ayaa abuurtay fursad ganacsi iyago magaalada ka furtay carwo loogu magacdaray Raas taasi oo lagu iibiyo dharka isla markaana ay ka helaan nololmaalmeed ka qoysaskooda

Warbixintan waxaa soo jeedinaya C/qaadir Cumar Ibraahim.