Baledweyne ( Radio Beerlula )-Cabdiraxmaan Xasan Aadan Iyo Ibraahim Colaad waa laba dhallinyaro oo ku nool magaalada Baledweyne ee xarunta gobalka Hiiraan kuwaasa oo bartay xirfada farsamda gacanta islamarkaana ku shaqeeya si ay nolosha reerkooda u maareeyaan.
Dhallinyaradaan ayaa waxa ay cilad bixiyaan Kombiyuuterada, Moobeelada iyo qasaalada dharka lagu dhaqo.
Warbixintaan waxaa soojeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.