Dhallinyaro ku nool Baladweyne oo abuurtay fursad shaqo

0
122

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Dhallinyaradan oo ku nool magaalada Baladweyne ayaa abuurtay fursad ganacsi iyagoo magaalada suuqa yoobsan ee magaalada ku iibiyaha kaba nuucyadooda kala duwan sida kuwa raga iyo dumarka.

 

Dhallinyaradan kabaha ku dul iiibiya gaari gacan iyo miisas kuwaasi oo aay dhigeen hareeraha wadada

waxa Soo jeedinaya Cabduqadir Cumar Ibrahim

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here