Dhallinyaro ku nool Baladweyne oo abuurtay fursado ganacsi

0
92

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa waxaa ku nool dhalinyaro badan oo ku shaqeysto iibinta agabka farsamada gacanta ee loo isticmaalo dhismaha guryaha.

Dhallinyaradan ayaa iibiya agabka farsamada gacanta sida buruska , Moqorofka, Salaga , Badiilka iyo agbaka kale oo loo isticmaalo farsamada gacanta.

Warbixintan waxaa inoo haya Bilaal Daahir Waaneey