Baladweyne (Radio Beerlula)-Dhalinyarada oo ku nool magaalada Baladweyne ayaa Noloshooda ma maareeya iibinta Computerada iyagoo ka Keena dalka dibadiisa.
Ganacsigaan ayeey uga maarmeen ineey ka tahriibaan dalka.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cabduqaadir Cumar Nadaara.