Baladweyne (Radio Beerlula)- Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan waxaa ku nool dhallinyaro badan oo ku shaqeysta xirfada gacanta gaar ahaan ciladbixinta Kombiitarada kuwaasi oo shaqadan ka maareeya noloshooda isla markaana uga maarmay ineey ka tahriibaan dalka.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Bilaal Daahir Waaney.