Dhallinyaro ku nool Baladweyne oo bilaabaay ineey bartaan xirfadda cilad bixinta gaadiidka

0
72

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Xuseen Badoow Guuleed oo kamid ah Milkiilayaasha geerishyada lagu cilad bixiyo gaadiidka ee ku yaalla magaalada Baladweyne ayaa u istaagay sidii uu usoo saari lahaa dhallinyaro ku shaqeysta farsamada gacanta gaar ahaan cilad bixinta gaadiidka .

Dhallinyaradan ayuu baraa sida loo dayactiro mootooyinka,Nooohooyinka iyo nuucyada kale ee gaadiidka si ay ugu shaqeystaan isla markaana aay uga joogaan tahriibka.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cabdiqadir Cumar Ibraahin.