Dhallinyaro ku nool Baladweyne oo dayactir ku sameeyay Buundoweyn.

0
209

Baladweyne ( Radio Beerlula)-Ururka dhallinyarada is xilqaan ee Baladweyne ayaa Buundada weyn ee magaalada ku sameeyay Dayactir iyagoo al-xamay meelo aay ka daxaleeysatay .

Lacagta shaqadan lagu qabtay ayaa laga aruuriyay dhallinyarada ku mideeysan ururka Isxilqaan.

waxa soo jeedinayo Cabduqadir Cumar Ibrahim

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here