Dhallinyaro ku nool Baladweyne oo fursado shaqo ka helay Footada Raam

0
129

Baledweyne ( Radio Beerlula )-In ka badan 5 Dhalinyaro ah ayaa fursado shaqo ka helay footada Raam oo dhawaan laga hirgeliyay Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan.

Dhallinyaradaan ay shaqooyinka ay qabtaan waxaa kamid ah Qaadista sawirada iyo Duubistada muuqaalada iyadoo shaqadaan ku maareeyaan noloshooda.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Sacdiyo Maxamed Maxamuud.

Audio Player

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here