Dhallinyaro ku nool Baladweyne oo fursado shaqo ka helay goobaha lagu sameeyo jiifafka guryaha.

0
154

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Dhallinyaradan oo ku nool magaalada Baladweyne ayaa fursado shaqo ka helay goobaha lagu sameeyo agabka lagu quruxiyo guryaha sida xaruumaha Farxad Dumar iyo Ala-Aamin Islmarkaana ka maareeya noloshooda.

Dhallinyaradan ayaa sameeya Fadhiyada,Barkimanka , Jiifafka iyo kuraasta iyaga oo adeegsanaya qalab isugu jira Alwaaxa iyo waliba masaamiirta.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here