Baledweyne ( Radio Beerlula )-Shirkada Xoogo korontada Dayax ee magaalada Baladweyne ayaa waxa ay shaqo abuur u sameeysay Inkabadan 100 dhallinyaro ah kuwaas oo wax ku baratay Jaamacadaha ku yaalo Dalka.
Dhallinyaradaan shaqooyiinka ay qabataan waxaa kamid ah Farsamada korontada , Xisaabaadka,lacag soo uruurinta iyo ilaalinta xaruumaha Shirkada.
Warbixintaan waxaa soojeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.