Dhallinyaro ku nool Baladweyne oo fursado shaqo ka helay shirkadda malabka Tayo

0
123

Baladweyne (Radio Beerlula)-In kabadan 7 dhalinyaro oo cusub ayaa fursado shaqo ka helay shirkada soo saarta malabka ee Tayo taasoo ka howlgasha gobolka Hiiraan.

Dhalinyaradan ayaa si maalinle ah uqabta shaqada shirkada gaar ahaane quudinta shinida iyo soo saarista malabka .

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cumar Yuusuf Aadan

Audio Player

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here