Baladweyne ( Radio Beerlula )-Xarunta farsamada gacanta Maracade ee Magaalada Baladweyne ayaa inkbadan 15 dhallinyaro u sameeyay fursado shaqo si at nolo maalmeedka ugu dabiraan.
Dhallinyaradaan ayaa qabanaya Alxamid Gawaarida , Nashqadeeynta iyo waliba badal qalabka ciladaha ku yimid.
Warbixintaan waxaa soojeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.


