Dhallinyaro ku nool Baladweyne oo lagu dhacay hab online ah

0
89

Baladwayne (Radio Beerlula )-Dhallinyaradan oo ku nool magaalada Baladwayne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa lagu dhacay applicationo loogu magac daray Addidas USDT kaasi oo ay lacago dhigteen.

Applicationadaan ayaa dadka lacagaha ah ay dhiktay waxaa loo sheegay ineey heli doonaan faa-idooyin joogta ah.

Warbixintaan waxaa soojeedinya Bilaal Daahir Waaneey.