Dhallinyaro ku nool Baladweyne oo nolosha reerkooda ka mareeya dajinta Fuustooyinka Shidaalka.

0
74

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Dhallinyaro badan oo ku nool magaalada Baladweyne kuwaasi oo muruq maalata ah ayaa noloshooda ka maareeya dajinta fuustooyinka shidaalka ee aay keenaan magaalada gaadiidka xamuulka ah.

Shaqadan oo caqabado badan leh ayaa fuustadii shidaalka ah waxaa lagu dajiyaa wax ka yar hal dollar.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cabduqaadir Cumar Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here