Dhallinyaro ku nool Baladweyne oo noloshooda ka maareeya cilad bixinta Bajaajyada

0
100

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Dhallinyaradan oo ku nool magaalada Baladweyne ayaa xaafadda kooshin ee magaalada ka furtay goob aay ku cilad bixiyaan gaadiidka yar yar ee loo yaqaano Bajaajka.

Shaqadan ayeey ka helaan nolol maalmeed ku filan iyagoo uga maarmay ineey ka tahriibaan dalka.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cabduqaadir Cumar Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here