Dhallinyaro ku nool Baladweyne oo noloshooda ka maareeya dhagaxaanta laga soo fujiyo buuraha

0
197

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Dhallinyaradan oo ku nool magaalada Baladweyne ayaa noloshooda ka maareeyaa fujinta dhagaxa lagu dhiso guryaha kuwaasi oo laga soo raro buuraha ku yaalla duleedka bari ee magaalada.

Fujinta dhagaxaantan oo intooda badan ku jira dhul adag ayaa loo adeegsadaa Burus,Badiil,iyo iyo biro kale.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cabduqaadir Cumar Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here