Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa waxaa ku nool dhalinyaro badan oo ku shaqeysto iibinta Agabka Bagaashka ah.
Dhallinyaradan ayaa iibiya agabka Bagaashka noocyadiisa kala duwan sida Oomada, shaambada , Sabuuntada , Kaluunka iyo agabka kale oo kamid bagaashka waxaana ay uga maarmeen ineey ka tahriibaan dalka.
Warbixintan waxaa inoo haya Bilaal Daahir Waaneey