Dhallinyaro ku nool Baladweyne oo noloshooda ka maareeya kala iibinta dhulalka.

0
163

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Dhallinyaradan oo ku nool magaalada Baladweyne ayaa ku shaqeeysta xirfadda dalaalnimada iyagoo kala iibiya Boosaaska banaan iyo kuwa dhisan waxaana aay u dhexeeyaan Milkiilaha dhulka iyo qofka iibsanaya.

Shaqadan ayeey ka maareeyaan noloshooda iyagoo qaata lacag gooni ah oo ka madax banaan tan wax lagu kala iibsado.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cabduqaadir Cumar Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here