Dhallinyaro ku nool Baladweyne oo noloshooda ka maareeya xirfadda dalaalnimada

0
146

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Dhallinyaradaan oo ku nool magaalada Baladweyne ee xarunta Gobalka Hiiraan ayaa ka shaqeeya Suuqa Xoolaha ee Daraawiisha iyo Howl wadaag islamarkaana ku shaqeeysta Xirfadaha Dalaalnimada si ay uga dabiraan nolol maalmeedka qoyskooda.

Dhallinyarada ayaa ku dhiiraday in ay bartaan Xirafadaha Dalaalnimada iyagoo u dhaxeeyaan wadahadalka iibsadaha iyo laga iibsadaha iyaga oo ka hela lacago u dhaxeeya hal ilaa labo dollar.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here