Dhallinyaro ku nool Baladweyne oo noloshooda ka maareeya xirfadda xeritaanka biraha shubka ah ee loo isticmaallo tiirarka.

0
182

Dhallinyaradan oo ku nool magaalada Baladweyne ayaa ku shaqeeysta xirfadda farsamada gacanta gaar ahaan xeritaanka biraha shubka ah ee lagu dhiso tiirararka aas-aaska u ah dhismaha guryaha dhagaxa ah.

Shaqadan ayeey dadka intooda badan u yaqaanaan Feerayoole waxaana qabta koox dhallinyaro u badan kuwaasi oo aqon duruqsan u leh dhismaha guryaha dhagaxa ah .

WAXA SOO JEEDINAYA Cabduqaadir Cumar Ibraahim

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here