Baladweyne (Radio Beerlula)-Magaalada Baladweyne ee xarunta gobalka Hiiraan ayaa waxaa ku nool dhallinyaro badan oo kù shaqeeysto xirfadaha farsamada gacanta gaar ahaan cilid bixinta mashiinada lagu Shildon Cabitaanada , Hilabka iyo Finijeerada.
Shaqada Dhallinyaradaan ayaa korortay sababa la xiriira Bisha Barakeysan ee Ramadaan maadaama ay heleen macaamiil badan oo loo cilid bixiyo mashiinadaan.
Warkan waxaa inoo haya Bilaal Daahir Waaneey
Audio Player

