Dhallinyaro ku nool magaalada Baladweyne oo abuurtay fursado shaqo oo ay noloshooda ku maareeyaan

0
95

Baladweyne(Radio Beerlula)-Inkastoo magaalada Baladweyne ay ku noolyihiin dhalinyaro badan oo waxbartay ayaa hadane waxaa saameyn ku yeelatay shaqa la,aanta kajirta magaalada.

Carwo Hubaal oo kamid ah cawrwooyinka lagu sameeyo jiifafka kuna taala magaalada Baladweyne ayaa waxaa fursado shaqo ka helay dhalinyaro badan kuwaasoo markii hore ay heysatay shaqo la’aan baahsan.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cumar Yuusuf Aadan