Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Dhoobley ee Gobolka Jubada Hoose ayaa mudooyiinki u dambeyay laga dareemayay horumar dhanka dhismaha islamarkaana dhismayaasha loo dhisayo qaab casri ah waxana fikirka dhismaha keno dhalinyarada dhista guryaha.
Warbixintan Waxa inoo haysa Xaawo Aadan Xuseen