Dhallinyaro nool Baladweyne oo Abuurtay fursado shaqo

0
105

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Dhallinyardaan oo ku nool magalada Baladweyne ayaa ka shaqeeya gaadiiga qudaarta ka qaada suuqa daraawiishta ee Baladweyne iyagoo rara qaraha isla markaana ka hela lacago ay ku maareeyaan noloshooda

Qaraha ayaa laga keena beeraha ku yaalla deegaanada hoosyimaada Baladweyne iyadoo lagu soo dajiyo suuqa daraawiishta halkaasi oo gaadiid kale ay uga sii qaadaan gobolada kale ee dalka si loo iibiyo

Warbixintaan waxa soojeedinaya Xaawo Aadan Xuseen