Dhallinyaro waxbaratay oo bilaabay ineey waxbaraan caruurta Ceel jaale

0
145

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Cabdulaahi Cabdirashiid xasan iyo maxamed sabriye cabdulle waxa ay kamid yahiin dhalinyaradda wax bartay ee kunool Magaalada Baldawayne isla markaana waxa  ay uistaageen inay caruurta Soomaaliyeed ee aan awoodin inay iska baxiyaan qarashka wax barshada ku baraan lacag la’aan kuwaas oo iskuga jira danyar agoon iyo Rajo.

Dhalinyaraddaan ayaa iskuul ka hergaliyay deegaanka Ceeljaale ee duleedka Magaalada Baldaweyne iskuulka oo laga magacaabo iskulka Eagle waxaan kafaaidaystay fursadaan waxbarsho arday badan oo aan awoodin inay iska bixiyaan qarshka wax barshada.

Warbixintaan waxa soojeedinaysa Sacdiyo Maxamed Maxamuud.