Dhaqaalaha dalka Faransiiska oo gaaray heerkii ugu xumaa tan iyo dagaalkii labaad ee adduunka.

0
232

Baladweyne(Radio Beerlula)- Dhaqaalaha dalka Faransiiska ayaa gaaray heerkii ugu xumaa tan iyo dagaalkii labaad ee adduunka.

Saddexdii bilood ee ugu dambaysay, dhaqaalaha ayaa hoos u dhacay boqolkiiba lix, sababo la xiriira faafitaanka fayraska Coronavirus.

Cudurka karoona ayaa sameyn ku yeeshay wax soo saarka iyo dhaqaalaha adduunka iyadoo khasaaro weyn uu soo gaartay shirkaddaha diyaaradaha, iyo shirkaddaha wax soo saarka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here