Dhaqaalaha Soomaaliya oo korodhay 4.1% Sanadkii tagay

0
78

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Agaasimaha Guud ee Hay’adda Istaatiistikada Qaranka Cabdisalaan Cabdiraxmaan Maxamed oo shir jaraa’iid ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa sheegay in dhaqaalaha dalka oo kordhay 4.1% sannadkii 2024-ka.

Xogtan ayaa muujineysa koror ku yimid dhaqaalaha dalka oo sannadkii 2023-kii ahaa $10.9 Bilyan halka sannadka 2024-ka uu yahay $11,9 bilyan oo dollar.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Maxamed Cabdi Saneey.

Audio Player

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here