Dhaqaatiir adeegyo caafimaad u smaeeyay xoolaha ku nool deeganno ku dhow Guriceel .

0
216

Baladweyne (Radio Beerlula)-Dhalin yaro Dhaqaatiir ah ismarkaaanka cilmiga daaweynta Xoolaha ka baratey Jaamacaddaha Dalka ayaa gurmad caafimaad u fidiyay xoolaha ku dhaqan deegaanada miyiga ah ismarkaana Hoos taka magaalada Guriceel ee maamulka Galmudug.

muda sanad ah ayey dhalin yaradaan wadaan shaqadaan aay ku daaweynayaan xolaha iyagoon manta gurmad caafimaad u fidiyay xolaha ku dhaqan degaanka war dhumale ee maamulka Galmudug.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cabdinajiib Aweys Isaaq.